Qeexid
"Cid hadal ay sheegtay si qaab daran daba dhihid; jilid; dhaajin."
[-ilay, -ishay]
canjil2 lay
canjil2 shay
f.g1"Cid hadal ay sheegtay si qaab daran daba dhihid; jilid; dhaajin."
Wadaag:
(-dyo, m.l) Summad alif dheer ah oo xoolaha daanka looga dhigo.
m.dh
Wadaag:
Hilib iyo baruur badan yeelasho.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(caman, m.l) Labada cad ee hilibka ah oo ku yaal wejiga labadiisa dhinac midkood, waxay u dhexeeyaan isha iyo qalka hoose, ama sanka iyo dhegta.
m.l
Wadaag:
(-canjeel, m.dh) Geed weyn, miro la cuno leh, koox koox u baxa oo u eg deegaanka.
m.l
Wadaag:
Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo.
Isu c.: wax isu dheelli tirid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Cunto jilicsan, taawo lagu dubo, ka samaysan badar riqdan oo bur lagu cajiimay; cambaabur; canjeero. ld canjeero.
m.dh
Wadaag:
Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin.
Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid.
(riw.) Cid dhaajin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag: