Qeexid
"(-wyo, m.dh) Labada lafood ee ka soo taagan meesha cagta iyo kubka iska galaan middood. ld anqow."
"(-wyo, m.dh) Labada lafood ee ka soo taagan meesha cagta iyo kubka iska galaan middood. ld anqow."
Wadaag:
(caman, m.l) Labada cad ee hilibka ah oo ku yaal wejiga labadiisa dhinac midkood, waxay u dhexeeyaan isha iyo qalka hoose, ama sanka iyo dhegta.
m.l
Wadaag:
Geed saaq, dhala miro yaryar, kulkulucsan, caddaan ama guduud ah, cutubcutub u baxa oo sidooda lagu cuno ama khamri laga sameeyo ama inta la qallajiyo sibiib laga dhigo.
Miraha geedkaas dhala.
C. ah: kuul mirahaas u eg. ld cinab.
m.l
Wadaag:
Cagaar yar, dhanaan, ka baxa meelaha ciidda jilcan leh oo la cuno. ld cayo.
m.dh
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Carjawda ku taal dhegta gudaheeda ee uu codku ku dhaco.
m.l
Wadaag: