Qeexid
"Hanti canshuur ka bixin."
Qeexid Xigta
Cid canaadid. ld cashuur2.
[-ray, -rtay]
canshuur2 ay
canshuur2 tay
f.g1"Hanti canshuur ka bixin."
Cid canaadid. ld cashuur2.
Wadaag:
(-ro, m.l) Lacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawladdu ugu fuliso danta guud. ld cashuur1.
m.dh
Wadaag:
Hanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax la canshuuray ahaansho (hanti). ld cashuuran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg canshuuran. ld canshuurnaansho, cashuurnaan, cashuurnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qof dadweynaha ka soo ururiya canshuurta. ld canshuurqaad (2), cashuurqaade.
m.l
Wadaag:
Uruurinta canshuur laga soo ururiyo dadweynaha. ld canshuurqaad (1), cashuurqaadid.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Xaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.
m.l
Wadaag: