Qeexid
"eeg canshuuran. ld canshuurnaansho, cashuurnaan, cashuurnaansho."
"eeg canshuuran. ld canshuurnaansho, cashuurnaan, cashuurnaansho."
Wadaag:
Wax la canshuuray ahaansho (hanti). ld cashuuran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-ro, m.l) Lacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawladdu ugu fuliso danta guud. ld cashuur1.
m.dh
Wadaag:
Hanti canshuur ka bixin.
Cid canaadid. ld cashuur2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qof dadweynaha ka soo ururiya canshuurta. ld canshuurqaad (2), cashuurqaade.
m.l
Wadaag:
Uruurinta canshuur laga soo ururiyo dadweynaha. ld canshuurqaad (1), cashuurqaadid.
m.dh
Wadaag: