Qeexid
"Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow."
Qeexid Xigta
ld cantalaalid.
"Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow."
ld cantalaalid.
Wadaag:
Kiish yar oo caw ka samaysan oo hilibka, timirta iwm lagu rito.
In yar oo raashiin ah oo xayawaanka lagu dabo.
Deeq yar oo qof hawl qabtay la siiyo. 4. Alaab yar oo meel loo wado. 5. ld callaalid. ld calaal1.
m.l
Wadaag:
ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan.
ld calaacalid.
m.l
Wadaag:
Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay.
m.l
Wadaag:
Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay.
Kitaab Quraan ah sharrax leh.
m.l
Wadaag:
Kibir; aabi.
C. ah: aan ulajeeddo fiican lahayn, aan macne lahayn (hadal).
m.l
Wadaag:
(-lo, m.dh) Wiil waxa uu u yahay wiil ama gabar ay wada dhasheen.
m.l
Wadaag:
Kibir iyo islaweynaan muujin.
Hadal aan nuxur badan lahayn sheegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal.
Dambas, nuurad iwm oo qof la fooray wejiga laga mariyo.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Calal ama wax duugoobay noqosho.
f.mg1
Wadaag: