Qeexid
"Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay."
"Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay."
Wadaag:
Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow.
ld cantalaalid.
m.l
Wadaag:
Kibir; aabi.
C. ah: aan ulajeeddo fiican lahayn, aan macne lahayn (hadal).
m.l
Wadaag:
Kibir iyo islaweynaan muujin.
Hadal aan nuxur badan lahayn sheegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-byo, m.dh) Qof aad u da'weyn oo caqligiisu doorsoomay.
C. ah: hadal aan milgo lahayn oo cabsi, argagax iwm keenaan. ld catatab1.
m.l
Wadaag:
Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Cunto ama cabitaan, hal mar afka ka buuxin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cabitaan ama cunto hal mar afka buuxisa.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo buuxisa. ld cantoob, xantoobo.
m.dh
Wadaag: