Qeexid
Hadal aad u nuxur yar.
Hadal aad u nuxur yar.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Kibir iyo islaweynaan muujin.
Qeexid Xigta: Hadal aan nuxur badan lahayn sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kibir; aabi.
Qeexid Xigta: C. ah: aan ulajeeddo fiican lahayn, aan macne lahayn (hadal).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg cantar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: carabbaabba'1 m.l Degganaan ka muuqata qof caro haysay ka tirantay.
Qeexid: carabbaabba'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -bi'i) Qof caro haysay ka tirmid.
Qeexid: carabbaabbi'id m.f.dh eeg carabbaabba'2.
m.dh
Qeexid: Meel godan, canka xoolaha ku taal oo daaqu ku ururo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Qof aad u da'weyn oo caqligiisu doorsoomay.
Qeexid Xigta: C. ah: hadal aan milgo lahayn oo cabsi, argagax iwm keenaan. ld catatab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld cantalyaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah haadda waaweyn oo leh gafuur dhuuban oo dheer, lugo dhaadheer iyo guluc laallaadda oo uu cuntada ku rito; baambow. ld candallaa, cantallaa, cantalay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow.
Qeexid Xigta: ld cantalaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Qof hurdaya hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld cantalyaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld catatabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld cantalaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Cunto ama cabitaan, hal mar afka ka buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld cantoobo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo buuxisa. ld cantoob, xantoobo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Cabitaan ama cunto hal mar afka buuxisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]