[-bay, -btay]
canyayuub2 ay
canyayuub2 tay
"Si qaab daran wax u duudduubid."
Wadaag:
Si qaab daran oo wax loo duudduubo.
m.l
eeg canyayuub2.
m.f.dh
Iniino qare oo la dubay kaddibna la daqiijiyey.
m.l.u
Cagaar yar, dhanaan, ka baxa meelaha ciidda jilcan leh oo la cuno. ld cayo.
m.dh
Wax soo tagid.
Wax istaajin. ld yuuc2.
f.g1
-bay, -btay