Qeexid
"eeg caqliyayso. ld caqlisasho."
"eeg caqliyayso. ld caqlisasho."
Wadaag:
Ilmo, wax garaadkiisu kordhay noqosho.
Qof fal xun oo uu sameyn jirey ka waantoobid.
Qof bisil oo waaya-arag ah noqosho. ld caqliso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg cashiirayso. ld cashiiraysad, cashiiraysi.
m.f.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Caano soo deynta qanjirrada naasaha oo badanaa bilowda uurka dhammaadkiisa.
m.dh
Wadaag:
eeg cumrayso. ld cimraysad, cimraysasho, cimraysi, cumraysad, cumra
m.f.dh
Wadaag: