Qeexid
"Kaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gabdhaha isdhaafsata; yooyootan. ld caraatamid."
"Kaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gabdhaha isdhaafsata; yooyootan. ld caraatamid."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Kaftan suugaantiisu sarreyso laba dhallinyaro (wiil iyo gabar) ama ka badan isdhaafsasho.
f.mg1
Wadaag:
Qaylo iyo wax burburin ay sameeyaan nafleyda qaar marka ay xanaaqaan. ld cartamid.
m.l
Wadaag:
Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meelaha qabatinka leh.
Qodaxda geed-qodxeed yar. ld caraacir, caraancar.
m.l
Wadaag:
Isdhaafsashada cay laba qof ama ka badan isdhaafsadaan. ld caytamid.
m.l
Wadaag:
Socod dhukis ah oo wax lagu gaadayo (nafley).
ld gaatamid.
m.l
Wadaag:
cararaan. 3. Derin cusub oo aan weli la kala jeexin. 4. ld cubcubid. ld cucub1.
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax la cawiray noqosho. ld cawiran1.
f.mg1
Wadaag:
Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay.
Midab lo'da iyo riyuhu yeeshaan oo casaan iyo caddaan isbarxay ah.
m.l
Wadaag: