Qeexid

"Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay."

Qeexid Xigta

Midab lo'da iyo riyuhu yeeshaan oo casaan iyo caddaan isbarxay ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine