Qeexid
"carabbaabba'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -bi'i) Qof caro haysay ka tirmid."
"carabbaabba'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -bi'i) Qof caro haysay ka tirmid."
Wadaag:
(f.g) Wax xusid ama sheegid.
(f.mg) Si qalad in yar oo tibix ah ka sheegid.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay.
Midab lo'da iyo riyuhu yeeshaan oo casaan iyo caddaan isbarxay ah.
m.l
Wadaag:
baabba'1 m.l 1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar. 3. ld baabbi'id.
Wadaag:
baabba'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -bbi'i) 1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid. 3. Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan.
Wadaag:
Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid.
Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(f.mg) Af carbeedka ku hadlid.
(f.mg) Carab is macnayn.
(f.g) ld carabee. ld carabee carabiyeyn m.dh eeg carabiyee. ld carabayn.
m.dh
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Meerisyo kuul yaryar ah, hab quruxsan la isugu tolo, rucubyo leh oo haweenka qoorta ku xirtaan.
Midab baraashirix ah oo lo'da iyo riyuhu yeeshaan.
(w) Qaab qurux badan oo dadka cayillan ama hablaha surkoodu yeesho. ld cabbaad.
m.l
Wadaag:
Waqti aan badnayn ama aan fogayn.
Masaafo aan dheerayn.
m.l
Wadaag: