Qeexid
"Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid."
Qeexid Xigta
Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
[-beeyay, -baysay]
carabe eeyay
carabe aysay
f.g2"Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid."
Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
Wadaag:
Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay.
Midab lo'da iyo riyuhu yeeshaan oo casaan iyo caddaan isbarxay ah.
m.l
Wadaag:
(f.mg) Af carbeedka ku hadlid.
(f.mg) Carab is macnayn.
(f.g) ld carabee. ld carabee carabiyeyn m.dh eeg carabiyee. ld carabayn.
m.dh
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Nafley xanaaq dagaal geliya ku abuurid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Haweenay aan karin ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo.
m.dh
Wadaag:
Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
ld cararid. Orod baqdin leh.
Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool.
m.l
Wadaag: