Qeexid
"Haweenay dudday gurigeedii ku celin iyadoo la raalli gelinayo."
[-iyay, -isay]
caracel yay
caracel say
f.g2"Haweenay dudday gurigeedii ku celin iyadoo la raalli gelinayo."
Wadaag:
Haweenay dudday gurigeedii ku celin iyadoo la raali geliyay.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax soo socda dib u laabid.
U c.: wax ciddii lahayd dib ugu geyn.
Wax socda hakin. 4. Ku c.: fal hore loo sameeyey mar kale dib u samayn. 5. Iska c.: wax iska difaacid. 6. Ka c.: wax ka reebid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay.
Midab lo'da iyo riyuhu yeeshaan oo casaan iyo caddaan isbarxay ah.
m.l
Wadaag:
Wax dhumay beddelkood siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
U c.: cid waxay samayn lahayd ka waanin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
ld cararid. Orod baqdin leh.
Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool.
m.l
Wadaag:
Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meelaha qabatinka leh.
Qodaxda geed-qodxeed yar. ld caraacir, caraancar.
m.l
Wadaag: