Qeexid
"Qof dhaqso u xanaaqa ahaansho."
[-waa, -wayd]
caradhow aa
caradhow ayd
f.mg4"Qof dhaqso u xanaaqa ahaansho."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax cadho ku dhacday noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Caano, wax car yeeshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay.
Midab lo'da iyo riyuhu yeeshaan oo casaan iyo caddaan isbarxay ah.
m.l
Wadaag:
Cudur eyga ku dhaca oo ku khasba in uu qaniino dadka iyo xoolaha.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Caallir maqaarka oo uu keeno “sarcoptes scabiei”. Cadhadu waxay caan ku tahay cuncun badan weliba habeenkii, finan cascas, iyo aalaba caallir kale oo ka dul taga dhiigga. Deriskunoolka waxay dhex jeexdaa maqaarka ukumaheedana ku daadisaa, yaryarka ukunta ka soo baxana si sahlan ayey qofka kale u raaci karaan.
m.dh
Wadaag:
ld cararid. Orod baqdin leh.
Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool.
m.l
Wadaag: