Qeexid

"Ur udgoon oo la jeclaysto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caraf oo kali ah:
  • Baabuurta Gaashaaman iyo Tawaangida Israa’iil, ayaa isku xeertay xarunta uu degan yahay Carafaat, waxayna halkaa ku dileen xubno ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah.
  • Gelinka danbe ee Maanta ayaa lagu wadaa Xujeydu in ay Carafa uga sii dhaqaaqaan halka lagu Magacaabo Muzdalifah oo ay ku tukan doonaan Salaadaha Maqrib iyo Cisho,..