Qeexid

"ld cararid. Orod baqdin leh."

Qeexid Xigta

Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carar oo kali ah:
  • Dagaalkaas oo ahaa mid aad u culus waxaa Richard Burton ka soo gaaray dhaawacyo culus, wuxuuna ku baxsaday doon ula carartay magaalada Cadan.
  • Ugu yaraan 850,000 qof ayaa isaga cararay guryahooda oo ku yaala Muqdisho tan horaantii 2007, tiro gaaraysa 350,000 oo dadkaas ka mid ah waxay u qaxeen inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye.