Qeexid

"eeg cararee. ld cararin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cararayn oo kali ah:
  • "Ma garanayno meel aan ku wajahan nahay, waan iska cararaynaa intii ay madafiic kale nagu dul fariisan lahaayeen" ayay tiri hooyo shan caruur ah wadatay oo ka qaxday xaafada Shanta geed ee degmada H/wadaag.
  • Miyaadan ka baqanayn oo aadan ka cararayn wixii keenaya ciqaata iyo carada rabbi?