Qeexid

"ld cararee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carari oo kali ah:
  • Nuurka cilmiga, nolosha khalqiga iyo naruurada ummaddu aad bay u sarrayn jirtay, belaayo kasta oo timaaddana xagga culimada iyo cilmiga ayaa loo carari jiray.
  • Qofkii ka horyimaadda ama laga shakiyo haddii aanu lafihiisa la cararin qoorta ayaa loo dheereeyaa ama xabsiguu ku abaadaa.