Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) Qof wax carbiya."
"(-yayaal, m.l/dh) Qof wax carbiya."
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Qayb ka mid ah qalab danabeed oo leh caabbi, laguna doortey isticmaalkeed astaantaas awgeed.
m.l
Wadaag:
Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cayaar turub (firo) haad la dalbaday qofka firaynayaa firada labaad ku helid.
m.dh
Wadaag:
ld xurbin1.
Qaybta ku dhex wareegta matoor danab ama danab dhaliye, xurbintaasina waxa ay keentaa in uu danabku saaqmo mareegta dhexdeeda.
m.l
Wadaag:
Xaaladda neef baahan oo cabbay biyo aad u dhanaan oo maqaarkiisa iyo hilibkiisa biyo kala dhex gelaan.
m.l
Wadaag:
Cid asluub wanaagsan ku barbaarin.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
(-no, m.dh) In lacag ah oo cid wax laga gatay horumar ahaan loo sii siiyo.
m.dh
Wadaag:
Wax la gadanayo qiimihiisa in ka mid ah qaddimin.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Qadiidka ku hara weel la culay.
Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.
Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!
m.l
Wadaag:
(f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
(f.mg) Neef rimman candho keenid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: