Qeexid
"Wax la gadanayo qiimihiisa in ka mid ah qaddimin."
[-nay, -ntay]
carbuun2 ay
carbuun2 tay
f.g1"Wax la gadanayo qiimihiisa in ka mid ah qaddimin."
Wadaag:
(-no, m.dh) In lacag ah oo cid wax laga gatay horumar ahaan loo sii siiyo.
m.dh
Wadaag:
Wax carbuun laga bixiyey ahaansho (badeeco).
f.mg4
-nnaa, -nnayd
Wadaag:
Xoolo lumay siEebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraanama duco u akhrin.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Xaaladda neef baahan oo cabbay biyo aad u dhanaan oo maqaarkiisa iyo hilibkiisa biyo kala dhex gelaan.
m.l
Wadaag:
Cayaar turub (firo) haad la dalbaday qofka firaynayaa firada labaad ku helid.
m.dh
Wadaag:
Ur aad u udgoon wax ka soo urid.
ld car 2. Xanaag dartii, qaylo iyo wax burburin samayn.
Karkarid.
f.mg1
Wadaag:
Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: