Qeexid
"Wax carbuun laga bixiyey ahaansho (badeeco)."
[-nnaa, -nnayd]
carbuunan naa
carbuunan nayd
f.mg4"Wax carbuun laga bixiyey ahaansho (badeeco)."
Wadaag:
(-no, m.dh) In lacag ah oo cid wax laga gatay horumar ahaan loo sii siiyo.
m.dh
Wadaag:
Wax la gadanayo qiimihiisa in ka mid ah qaddimin.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Waxarbucuun loo akhriyey ahaansho (xoololumay).
f.mg4
-anaa, -anayd
Wadaag:
Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cayaar turub (firo) haad la dalbaday qofka firaynayaa firada labaad ku helid.
m.dh
Wadaag:
Xaaladda neef baahan oo cabbay biyo aad u dhanaan oo maqaarkiisa iyo hilibkiisa biyo kala dhex gelaan.
m.l
Wadaag: