Qeexid
"Awood dihin oo aan weli wax lagu qaban."
"Awood dihin oo aan weli wax lagu qaban."
Wadaag:
Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca.
Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.
m.l
Wadaag:
Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley dhaawac gaarsiin.
Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin.
Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin.
Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qandho kulul oo haysa awgeed la jarayn.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Kibir iyo islaweynaan muujin.
Hadal aan nuxur badan lahayn sheegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax carcaraafey ahansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(daaw.) Cudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh u yeela; halaamacood maqaarka intiisa sare oo leh cuncun, finan iyo qolof.
m.dh
Wadaag:
ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto.
Kaalmo; gargaar.
m.dh
Wadaag:
Qadiidka ku hara weel la culay.
Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.
Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!
m.l
Wadaag: