Qeexid
"Dhibaato aad u weyn; rafaad."
Qeexid Xigta
Barsaq.
"Dhibaato aad u weyn; rafaad."
Barsaq.
Wadaag:
Wax carcaraafey ahansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca.
Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.
m.l
Wadaag:
cararaan. 3. Derin cusub oo aan weli la kala jeexin. 4. ld cubcubid. ld cucub1.
Wadaag:
Geed nagaar leh qodaxyo kuwa tiinka u eg oo ka baxa meelaha qabatinka leh.
Qodaxda geed-qodxeed yar. ld caraacir, caraancar.
m.l
Wadaag:
Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye.
Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.
m.l
Wadaag:
Qoobka hoose ee qanjaafuuluhu ku dahaaranyihiin ee lo'da ama ariga midkood.
Olole dad dan gaar ah laga leeyahay oo khasab lagu dumo; qafaal.
m.l
Wadaag:
Kaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gabdhaha isdhaafsata; yooyootan. ld caraatamid.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Kaftan suugaantiisu sarreyso laba dhallinyaro (wiil iyo gabar) ama ka badan isdhaafsasho.
f.mg1
Wadaag:
Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay.
Midab lo'da iyo riyuhu yeeshaan oo casaan iyo caddaan isbarxay ah.
m.l
Wadaag: