Qeexid
"Wax muuqaalkiisa libdhid."
[-ray, -rtay]
carceer2 ay
carceer2 tay
f.mg1"Wax muuqaalkiisa libdhid."
Wadaag:
ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto.
Kaalmo; gargaar.
m.dh
Wadaag:
Wax muuqaalkiisa libdhid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
/dh Waqtiga ay qorraxdu dhacdo oo aan si fiican wax loo arag; himhimow. ld cawaweero.
m.l
Wadaag:
Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca.
Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.
m.l
Wadaag:
Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Bowdaqaawis samayn; garmaamayn.
f.mg1
Wadaag: