Qeexid
"ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto."
Qeexid Xigta
Kaalmo; gargaar.
"ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto."
Kaalmo; gargaar.
Wadaag:
Wax muuqaalkiisa libdhid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
ld ciid (1).
ld carri. Dhul; dal; waddan.
Ciid cusbo leh.
m.dh
Wadaag:
Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca.
Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Bowdaqaawis samayn; garmaamayn.
f.mg1
Wadaag:
Wax carcaraafey ahansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: