"(-qo, m.l) Burbur. ld cardaaduqe."
Wadaag:
ld cardaaduq.
m.l
Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabag macaan oo la cuno leh.
Xiddigga lixaha ka dambeeya.
ld curdan.
Midab caddaan xigeen ah.
(-llo, m.dh) Baryo, tuugmo; arji, codsi, talo.