Qeexid
Nafley xanaaq dagaal geliya ku abuurid.
[-reeyay, -raysay]
f.g2Nafley xanaaq dagaal geliya ku abuurid.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -reysay
Qeexid: Weel asal marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Wax ciid ku shubid.
Qeexid Xigta: Geel cusbo siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: /mg2 ld askaree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cambaar u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cid in ay sida carruurta u dhaqanta ku kallifid.
Qeexid Xigta: Is c.: carruur iska dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Cid ileyn.
Qeexid Xigta: Cid ceebeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Qof cayr ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: ld carmi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qadiidka ku hara weel la culay.
Qeexid Xigta: Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.
Qeexid Kale: Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Car noqosho. ld cartan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -reysay
Qeexid: ld
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (f.g) Wax dhadhan qaraar u yeelid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U d.: cid, wax awood iyo xoog ugu diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: ld catir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid.
Qeexid Xigta: Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Neef rimman candho keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Caro gelid; xanaaqid; camashood.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld cararsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dheesha jarta ku adkaan.
Qeexid Kale: (f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld cararso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]