Qeexid
"ld cargaagtamid."
"ld cargaagtamid."
Wadaag:
Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo.
Muran aan go'aan lahayn ku hadlid.
f.mg1
Wadaag:
Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag2.
f.mg1
-gmay, -gmatay
Wadaag:
Qaylo iyo wax burburin ay sameeyaan nafleyda qaar marka ay xanaaqaan. ld cartamid.
m.l
Wadaag:
Kaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gabdhaha isdhaafsata; yooyootan. ld caraatamid.
m.l
Wadaag:
Isdhaafsashada cay laba qof ama ka badan isdhaafsadaan. ld caytamid.
m.l
Wadaag: