Qeexid
"Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo."
Qeexid Xigta
Muran aan go'aan lahayn ku hadlid.
"Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo."
Muran aan go'aan lahayn ku hadlid.
Wadaag:
Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag2.
f.mg1
-gmay, -gmatay
Wadaag:
Ur aad u udgoon wax ka soo urid.
ld car 2. Xanaag dartii, qaylo iyo wax burburin samayn.
Karkarid.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Kaftan suugaantiisu sarreyso laba dhallinyaro (wiil iyo gabar) ama ka badan isdhaafsasho.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof ama ka bdan cay isdhaafsasho.
f.mg1
Wadaag: