Qeexid
"Doog aad u jilicsan."
"Doog aad u jilicsan."
Wadaag:
Dhiig guduudkiisu yaryahay.
Doog yar oo markaa soo baxay.
m.l
Wadaag:
Qadiidka ku hara weel la culay.
Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.
Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!
m.l
Wadaag:
Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag2.
f.mg1
-gmay, -gmatay
Wadaag:
(f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
(f.mg) Neef rimman candho keenid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay.
Midab lo'da iyo riyuhu yeeshaan oo casaan iyo caddaan isbarxay ah.
m.l
Wadaag:
Nafley xanaaq dagaal geliya ku abuurid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
ld ciid (1).
ld carri. Dhul; dal; waddan.
Ciid cusbo leh.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suuq weyn, lagu soo bandhigo waxsoosaarka beeraha, warshadaha iwm oo waqti go'an oo lagu daawado leh.
m.dh
Wadaag:
(-unno, m.dh) Hoore adkaaday oo weel salkiisa ku haray, gufar.
m.l
Wadaag: