Qeexid
"/2 (-iyay, iday/-isay; -iyi) ld ciriiri2."
"/2 (-iyay, iday/-isay; -iyi) ld ciriiri2."
Wadaag:
(f.g) Meel, ciriiri ka dhigid.
(f.mg) Ku c.: meel, wax qaadkeeda ka badan ku kordhin. ld cariiri2.
f.g
Wadaag:
/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-shyo/carshaan, m.dh) Hooy ka samaysan dhis iyo dhoobo oo dhinacyadiisu qaab laydi leeyihiin.
m.l
Wadaag:
(f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
(f.mg) Neef rimman candho keenid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax ciyaar ku madaddaalin. ld ciyaari2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: