Qeexid
"Dhar cusayb ka bi'in."
Qeexid Xigta
Weel la culay carka ka bi'in.
[-iyay, -isay]
carjeb yay
carjeb say
f.g2"Dhar cusayb ka bi'in."
Weel la culay carka ka bi'in.
Wadaag:
(-wyo, m.dh) (c.nafl.) Cad yar oo aan hilib iyo laf midna ahayn, nadoocma oo lafaha isku xirta.
m.dh
Wadaag:
Qof hawl dhib badan ku qabasho.
Gadaal ka soo wareerid (cadaw iwm).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Maro, urtii cusaybka ka bi'id.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax galab meel u kaxayn.
Marti is dhaafin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
(f.mg) Neef rimman candho keenid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Qadiidka ku hara weel la culay.
Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.
Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!
m.l
Wadaag:
Wax is haystay xoog u kala qaybin.
Wax taagnaa dumin.
Xoolo iwm oo tiradoodu badantahay yarayn. 4. Xoolo iwm kala qaybin. 5. Sharci ku xad gudbid. 6. Col iwm baabi'in. 7. Ka j.: soon, salaad iwm cid ka burin. 8. Ka j.: shax, jar iwm cid dhawr jeer badisay ka badin. 9. Sicir yarayn (ganacsi). ld jabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: