Qeexid
"eeg carmi. ld carmayn."
"eeg carmi. ld carmayn."
Wadaag:
Weel carmo marin.
Hilib dab ku yacyacoodin. ld carmee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo dhala miro kuwa canabka u eg.
m.dh
Wadaag:
Haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob.
m.l.u
Wadaag:
C. ah: haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob.
m.l.kh
Wadaag:
Qadiidka ku hara weel la culay.
Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.
Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!
m.l
Wadaag: