Qeexid
"Cir, daruuro biyo ka buuxaan yeelasho."
[-iyay, -isay]
caroot yay
caroot say
f.mg2"Cir, daruuro biyo ka buuxaan yeelasho."
Wadaag:
Buun.
(muus.) Qalabka muusikada nooc ka mid ah oo leh af ballaaran, cod dheerna bixiya.
m.l
Wadaag:
Cir cusub oo daruurihiisa biya ka buuxaan.
Meseggo, galley iwm oo sabuul saartay.
ld caarootiyid.
m.l
Wadaag:
C. ah: neef geel ah, lixaad weyn, sanqaroor rogan leh.
m.l
Wadaag:
Cunto ka samaysan bur cajiiman, khamiir iyo waxyaalo kale oo marka la jarjaro foorno lagu dubto.
m.l
Wadaag:
Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Caro gelid; xanaaqid; camashood.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Caano, wax car yeeshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Haweenay dudday gurigeedii ku celin iyadoo la raali geliyay.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Kahsi muddo gaaban ama muddo dheer oo jirku yeelanayo barbarar wareegsan maqaarka korkiisa cabbirkooduna kala waaweynyahay, cuncun badanna wuu leeyahay; saacado ama ayaamo ayuu jiri karaa.
m.l
Wadaag:
(f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin.
(f.mg) Neef rimman candho keenid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Qadiidka ku hara weel la culay.
Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay.
Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir!
m.l
Wadaag: