Qeexid

"Hawl carqalad gelin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carqaladee oo kali ah:
  • Waxaa iyana ka mid ahaa aflagaadada kasoo yeedhey UDUB inuu Kulmiye carqaladeeyey arrimaha diiwaangelinta gaar ahaan kuwii laga qabtay gobolada Bariga.
  • "DF ma aqbalayso iskuday kasta oo lagu carqaladeeyo deegaanada amaanka ah ee ku yaala Somalia, sida Puntland, waayo mid caqabad ku noqon karta Dowlada" ayuu yiri Wasiirka oo Dowlada Puntland ugu baaqay inay ka shaqeyso nabada.