Qeexid
"Hadalhaynta. ld carrabkudhufad."
"Hadalhaynta. ld carrabkudhufad."
Wadaag:
(xis.) Summad x. Xisaabfalka labaale ee lagu helo taranka laba ama dhowr xaddi. Dhinac kale marka laga eego iskudhufashadu waa isugeyn soo noqnoqata. Tusaale ahaan, 3 x 4 = 3 + 3 + 3 + 3 = 12.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Iskudhufa shada laba ama dhowr leeb. Taas oo loo qeexi karo laba siyaabood iyada oo loo eegayo in jawaabtu tahay leeb ama foolwaa midkood.
m.dh
Wadaag:
Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka.
C. ku dhufasho: carrabbaabid.
C. macaan: hadal macaan.
m.l
Wadaag:
(xis.) Iskudhu fashada leeb iyo xaddi foolwaa ah, taas oo yaraysa ama fidisa dhererka leeb.
m.dh
Wadaag:
carrabla'2 f.mg4 (-'aa -'ayd) Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.
Wadaag:
carrabla'2 f.mg4 (-'aa -'ayd) Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.
Wadaag:
Nin aan karin erayada qaarkood sida loogu dhawaaqo. ld carrabey.
m.l
Wadaag:
Dhasha xoolaha oo caananuugga ah oo aan weli daaqid gaarin.
m.dh
Wadaag:
Haweeney aan karin erayada qaarkood sida loogu dhawaaqo. ld carrabla'1.
m.dh
Wadaag: