Qeexid
"Si raxiim ah u hadlid."
[-naa, -nayd]
carrabmacaan aa
carrabmacaan ayd
f.mg4"Si raxiim ah u hadlid."
Wadaag:
Su'aasha la weyddiiyo herinta inuu jiro cid dembi gashay, marka dhawr goor la soo hungoobo.
m.l
Wadaag:
Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka.
C. ku dhufasho: carrabbaabid.
C. macaan: hadal macaan.
m.l
Wadaag:
Wax dardartiisii qaba ahaansho; firfircoonaan iyo himmo ka buuxdo.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
carrabla'2 f.mg4 (-'aa -'ayd) Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.
Wadaag:
carrabla'2 f.mg4 (-'aa -'ayd) Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.
Wadaag:
Dhasha xoolaha oo caananuugga ah oo aan weli daaqid gaarin.
m.dh
Wadaag:
Nin aan karin erayada qaarkood sida loogu dhawaaqo. ld carrabey.
m.l
Wadaag: