Qeexid
"Su'aasha la weyddiiyo herinta inuu jiro cid dembi gashay, marka dhawr goor la soo hungoobo."
"Su'aasha la weyddiiyo herinta inuu jiro cid dembi gashay, marka dhawr goor la soo hungoobo."
Wadaag:
Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka.
C. ku dhufasho: carrabbaabid.
C. macaan: hadal macaan.
m.l
Wadaag:
carrabla'2 f.mg4 (-'aa -'ayd) Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.
Wadaag:
carrabla'2 f.mg4 (-'aa -'ayd) Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.
Wadaag:
Nin aan karin erayada qaarkood sida loogu dhawaaqo. ld carrabey.
m.l
Wadaag:
Dhasha xoolaha oo caananuugga ah oo aan weli daaqid gaarin.
m.dh
Wadaag: