Qeexid

"ld arrafo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carrafo oo kali ah:
  • Muslimiinta badan oo gudanaya Xajka sanadkan ayaa maanta taagan dusha sare ee buurta Carrafo oo ah rukniga ugu weyn ee gudaha xajka, iyagoo maanta oo dhan halkaas joogaya.
  • Warkan oo weriyihii soo khaawisay barje ku habsaamay, wuxuu sheegay inuu xoolahaas ula niyooday inuu kaga barakaysto ciiddi barakaysnayd ee Carrafo.