Qeexid Xigta
ld carraggeddi1, carraggedin, carraggeddis.
ld carraggeddi1, carraggedin, carraggeddis.
Wadaag:
Burburinta iyo jilcinta ciidda beerta lagu sameeyo. ld carraggeddiyid.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Beer, ciiddeeda burburin kaddibna jilcin.
f.g1
Wadaag:
(f.g) Socdaal ugu horrayn.
(f.mg) Beer dooxyo u yeelid.
f.g
-ooyay, -oysay
Wadaag:
C. ah: roob xoog badan oo dhulka bohola ka jeexa.
Xaro cusub aan degel hore ahayn.
ld carraggoyn.
m.l
Wadaag:
eeg gedgeddi. ld gadgaddin, gadgaddis, gadgaddiyid, gedgeddin.
m.f.dh
Wadaag:
Dabayl, daad iwm awgeed dhul carrada nafaqada leh ka tegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ka tegidda carrada nafaqada leh ka tagto dhul, daad, dabayl iwm awgeed. ld carroguur.
m.l
Wadaag:
Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka.
C. ku dhufasho: carrabbaabid.
C. macaan: hadal macaan.
m.l
Wadaag: