Qeexid
"eeg carree."
"eeg carree."
Wadaag:
Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka.
C. ku dhufasho: carrabbaabid.
C. macaan: hadal macaan.
m.l
Wadaag:
Bacriminta dhul digo, daawo iwm lagu bacrimiyo si wax loogu beero.
m.dh
Wadaag:
Galab meel u socosho. ld carrow (2).
f.mg1
-aabay, -aabtay
Wadaag:
Socod goor galab ah meel laga tago iyadoo meel kale la higsanayo. ld carrowtiin.
m.dh
Wadaag: