Qeexid

"Dhasha dadka; ilmo; ubad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga carruur oo kali ah:
  • Goor ay barqo dheer tahay, ayuu Deeqa aabaheed oo xaaji Diide la odhan jiray iyo carruurtii la socotay ay gurigii daf soo yidhaahdeen, iyaga oo tooyasho ku yimid.
  • Geesiyada geedka gobanimadu dhiigoodu ku baxdo ayay wayrixin iyo waano iskugu dhafaysay, anna giirrayaasha (fulayaasha) haweenka iyo carruurta ku dhex dhuumanaya ayaan baqasho la dhex joogay.