Qeexid
"Hawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee."
[-sheeyay, -shaysay]
carshaashe heeyay
carshaashe haysay
f.g2"Hawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee."
Wadaag:
(ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo.
Timir aan aad u bislaan.
m.dh
Wadaag:
Ilmo markaa dhashay shaasho gayeeysiin.
f.g2
-sheeyay, -sheysay
Wadaag:
Qas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoy(1).
m.l
Wadaag:
Sariirta boqorka.
Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyahay oo samada sare ku sugan.
Geed abaareed gaaban oo leh caleemo balballaaran iyo miro macaan oo la cuno kana baxa carroguduudka.
m.l
Wadaag:
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel ku abbaarasho.
f.g3
-qday, -qatay
Wadaag:
Qof mid kale oo cayntiisa ka duwan kalgacal qoto dheer u hayn.
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel wejigooda ku aaddin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag: