Qeexid
"Qas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoy(1)."
"Qas iyo lab hawl socota lagu hakiyo. ld carshaashoy(1)."
Wadaag:
Hawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.
f.g2
-sheeyay, -shaysay
Wadaag:
Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaadaan oo haweenku qoorta ku xirtaan.
Uunsi cambar lagu daray.
Nooc cambarka ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn. ld canbarshe.
m.l
Wadaag:
Sariirta boqorka.
Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyahay oo samada sare ku sugan.
Geed abaareed gaaban oo leh caleemo balballaaran iyo miro macaan oo la cuno kana baxa carroguduudka.
m.l
Wadaag:
(ld carshacarshe) Qas iyo lab hawl socoto lagu hakiyo.
Timir aan aad u bislaan.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo cagaar ka dhiga midabka indhaha. ld indhacagaarshow.
m.l
Wadaag:
Nagaar xoolaha daaqa caanahooda kharaar noqdaan.
m.l
Wadaag:
Naflay badda ku nool oo leh sideed lugood iyo labo birqaab oo ay wax ku qabato, hor iyo dibba waa u oroddaa; suulogoys; suulalgoys. ld carcarsaanyo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur halis ah oo jirka meeshuu gala cuna si dhaqsana ugu fida oo ilaa meeshii uu ku dhacay la gooyo aan laga bogsoon; feex; fayiix; buro; bahalaad.
m.l
Wadaag: