Qeexid
"Dad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraabo; sokeeye."
"Dad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraabo; sokeeye."
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya duhurka iyo maqribka.
Salaadda la tukado waqtiga casarka. ld casir.
m.l
Wadaag:
Shanboolada oo saddex goor la boolaysto laguna badiyo (turub).
m.dh
Wadaag:
C. ah: midab guduud furan ah.
Dermo inteeda midabka iyo naqshadda leh. ld casiin.
m.l
Wadaag:
Ari irmaan si aysan dhashiisu u nuugin candhasaab u gelin.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Dhagax weyn, guduudan oo guryaha lagu dhisto.
Ciyaarta delebka marka afarta qori ee lagu ciyaarayo ay caloolacaddeeyaan.
m.l
Wadaag:
Socod goor galab ah meel laga tago iyadoo meel kale la higsanayo. ld carrowtiin.
m.dh
Wadaag:
Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin.
Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego.
Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
m.l
Wadaag:
(-saa, -sayd; cascas) Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wakhti arrin wax ku qabashadeed ku habboon.
m.dh
Wadaag: