Qeexid
"Malab."
"Malab."
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya duhurka iyo maqribka.
Salaadda la tukado waqtiga casarka. ld casir.
m.l
Wadaag:
Dad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraabo; sokeeye.
m.dh.u
Wadaag:
C. ah: midab guduud furan ah.
Dermo inteeda midabka iyo naqshadda leh. ld casiin.
m.l
Wadaag:
(-saa, -sayd; cascas) Wax midabkiisu guduud furanyahay ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Dhagax weyn, guduudan oo guryaha lagu dhisto.
Ciyaarta delebka marka afarta qori ee lagu ciyaarayo ay caloolacaddeeyaan.
m.l
Wadaag:
Kaaha midabka huruudda u eg oo arooryada hore ka muuqda dhanka bari, inta ayan qorraxdu soo bixin.
Meel bannaan oo ciid jilicsan leh oo la dego.
Midab guduud xigeen ah. 4. Sayn yaroo meel ka hoora. 5. Meel bannaan.
m.l
Wadaag:
Waqtiga casarka ah qaybtiisa dambe. ld casargaabad.
m.l
Wadaag:
Marka ay qorraxdu aad u gaabato oo ay dhicid ku dhawdahay.
m.l
Wadaag:
Hawl, shaqo.
Abuur, dabeecad.
Xanaaq, dhirif, caro. 4. (s) Sidiis, oo kale.
m.l
Wadaag: