Qeexid
"Shaaha casarka la cabbo."
"Shaaha casarka la cabbo."
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya duhurka iyo maqribka.
Salaadda la tukado waqtiga casarka. ld casir.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (baay.) Walaxda mas'uulka ka ah midabka cagaaran ee dhirta badidoodu leedahay, molikiyuulka cagaariyuhu waa xudunta ugu muhimsan ee nuugista ilayska marka la eegayo falgallada ilayska ee footoosintasiska.
m.l
Wadaag:
Wax, wax cusub oo waqtiga la socda ka dhigid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Waqtiga casarka ah qaybtiisa dambe. ld casargaabad.
m.l
Wadaag:
Marka ay qorraxdu aad u gaabato oo ay dhicid ku dhawdahay.
m.l
Wadaag:
Wax caariyo ahaan u qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Dad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraabo; sokeeye.
m.dh.u
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) (c.nafl.)Hormoon laga sameeyo qaybta xiidmaha ugu xigta ee caloosha. Soo deyntiisa waxaa fududeeya cunnada caloosha soo gasha; dhiigga ayuu raaca wuxuu fududeeya soo deynta dheecaanka caloosha.
m.l
Wadaag: