Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Qof shaqadiisu tahay kabaha in uu buraasheeyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga caseeye oo kali ah:
  • Sawirka waxa ku soo baxay nin cadhaysan oo dhirbaaxo labada dhaban caseeyey madaxweynaha.
  • Cabdul-xamiid Garaad Jaamac, ayaa soo dhaweeyay dedaal ay bilaabeen haween is xil-qaamay oo ku wajahan sidii xabsiga minjo-caseeye loo dayac-tiri lahaa, loogana dhigi lahaa xabsi carruurta uun u gaar ah.