Qeexid

"Nafley tahliil ku firdhin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cashari oo kali ah:
  • Jawaan wasiiro ah iyo jaqaf ku-xigeenna ah ayuu Madaxyuubka Shankaroonland subax dhawayd soo hurgufay, kuna cashariyay wasaaradihii il-daraa.
  • Faysal Cali Waraabe Oo Dhalliilo Kul-Kulul Ku Cashariyay Madaxweyne Rayaale Iyo Xukuumadiisa.